Xabsi iyo ganaax lacageed oo lagu xukumay Odayaal iyo Siyaasi dhaliilay Maamulka Siciid Deni

Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari ee Puntland, ayaa maanta xukunno kala duwan oo isugi jira xabsi iyo ganaax lacageed ku ridday, Siyaasiyiin iyo Odayaal caan ah oo kasoo jeeda gobolka Bari. Siyaasi Muuse Cali Jaamac iyo Odayaal dhaqmeed kale oo mudooyinkii dambe ku xirnaa magaalada Boosaaso ayaa lagu riday xukuno xabsi ah iyo ganaax lacageed, … Continue reading Xabsi iyo ganaax lacageed oo lagu xukumay Odayaal iyo Siyaasi dhaliilay Maamulka Siciid Deni